Till startsida
Webbkarta
Till innehåll Läs mer om hur kakor används på gu.se

BOENDEPANELEN - HJÄLLBO

 

 

 

[للعرض في الجهاز]
معلومات حول المشاركة في منصة سكان يلبو

نحن مجموعة من الباحثين المستقلين بجامعة غوتنبرغ، ونقوم بإجراء استطلاع على الانترنت يخص المقيمين في منطقة يلبو. الهدف من هذه الدراسة هو التعرف على فهم الناس للمجتمع. ونقوم بإجراء هذه الدراسة لغرض البحث.
كمشارك في الاستطلاع سيتم إرسال استبيان موجز لك على فترات منتظمة. الأسئلة تدور حول تجاربك واعتقاداتك عن المجتمع. سيتم إرسال الاستبيان عبر البريد الالكتروني أو الرسائل النصية.
سيتم التعامل مع ردودكم بسرية تامة، ولن يعرف أي أحد من الباحثين ماذا كانت أجوبتك تحديداً. المشاركة في الدراسة طوعية تماماً، ولك مطلق الحرية في الانسحاب منها وقت ما تشاء دون الحاجة لتقديم أي تفسير. يمكنك ببساطة الامتناع عن الرد، أو مراسلتنا عبر البريد الالكتروني: info@boendepanelen.gu.se.
إذا كنت تود معرفة المزيد عن الدراسة، الرجاء مراسلتنا عبر البريد الالكتروني info@boendepanelen.gu.se. كما يمكنكم التعرف أكثر على الدراسة عن طريق سؤالنا مباشرة اليوم، أو من خلال قراءة هذه الوثيقة. [A link to appendix 12].

_ نعم، أود المشاركة في المنصة.

شكراً جزيلاً على المشاركة. نأمل أن تكون مشاركتك مثرية!

بيتر إساياسون جاكوب سوهلبرغ
بروفيسور باحث
Peter.Esaiasson@pol.gu.se

Jacob.Sohlberg@gu.se

Xog ku saabsan ka qayb qaadashada golaha xog ururinta dadka deggan Hjällbo

Waxa aannu nahay koox cilmibaarayaal madax bannaan ah oo ka socda Jaamacadda Göteborg. Waxa aannu samaynaynnaa xog ururin cilmibaaris internetka lagu qaadayo ah oo ku saabsan dadka deggan xaafadda Hjällbo. Ulajeeddada cilmibaaristu waa in wax laga
ogaado sida dadku u fahansanyihiin bulshada ay ku dhex noolyihiin. Daraasadda waxaa loo samaynayaa waa ujeeddo cilmibaariseed.

Ka qayb qaate ahaan, waxaa laguu soo diri doonaa su’aalo xog ururin kooban ah oo mud-dooyin joogtaysan si is xigta laguugu soo kala diri doono. Su’aaluhu waxay xoogga saari doonaan khibradaha kaa soo maray iyo waxa aad ka rumaysantahay blushada. Su’aalaha xog ururinta waxaa laguugu soo diri doonaa email ama farriimo text ah.

Jawaabaha iyo xogta lagaa qaado waa sir adag oo dhawran. Cilmibaarayaasha midkoodna ma ogaan doono sida aad adigu gaar ahaan uga jawaabtay su’aalaha. Ka qayb qaadashada cilmibaaristani gebi ahaanteed waa iskaa ee ku ma khasbanid, marka aad doontana waa aad isaga bixi kartaa adiga oo sababta aan wax sharaaxaad ah ka bixin. Haddii aad doonto waa aad ka gaabsan kartaa ama waxa aad naga la soo xiriiri kartaa info@boendepanelen.gu.se.

Haddii aad doonayso in aad faahfaahin dheeraad ah ka ogaato cilmibaaristan, waxa aad naga la soo xiriiri kartaa emailka info@boendepanelen.gu.se. Sida kale ee aad faahfaahin ku heli kartaa waa adiga oo hadda halkan su’aalo nagu wayddiiya, ama in aad xogta halkan ku qoran akhriso. [A link to appendix 12].

____ Haa, waxa aan doonayaa in ka qayb qaato cilmibaarista.


Ku mahadsanid ka qayb qaadashadaaada. Waxa aannu rejaynaynnaa in aad wanaag ka dheefi doonto!

 


Peter Esaiasson
Bare jaamacadeed
Peter.Esaiasson@pol.gu.se

Jacob Sohlberg
Cilmibaare
Jacob.Sohlberg@gu.se

 

 

Sidansvarig: Anna-Karin Lundell|Sidan uppdaterades: 2017-10-17
Dela:

På Göteborgs universitet använder vi kakor (cookies) för att webbplatsen ska fungera på ett bra sätt för dig. Genom att surfa vidare godkänner du att vi använder kakor.  Vad är kakor?